
Falaanqayn Buug: The Coming Wave – Mustafa Suleyman / Hirarka Soo Socda ee Teknoolajiyada
HORDHAC Buugga The Coming Wave waa buug si qoto dheer u falanqeeya halista iyo fursadaha ay la imaanayaan tiknoolajiyada cusub ee awoodda sare leh sida Garaadka Macmalka ah (AI), bayoolajiyadda la sameeyay (synthetic biology), kombuyuutarada quantum-ka, iyo teknoolajiyadaha kale oo…








